Dhaqantoosin | Qoyskeenna Academy

Bogga Hore  /  Tababarrada

Tababarradeenna

Our Training Programmes

Tababarro wax-ku-ool ah oo ku dhisan qiyamka Islaamka, aqoonta cilmi-nafsiga iyo waayo-aragnimo dhab ah.

Soo-kabashada

Ka Soo Kabashada Furiinka

Bogsasho, dib-u-dhis iyo mustaqbal cusub.
Kasoo kabashada furiinka waa Tababar iyo Latalin wada jira, kaas oo loogu talogalay hablaha soo maray furiinka, si…

Original price was: $90.Current price is: $70.

Dhaqantoosin

Shahwo-Dabar: Ka Xorow Dhaqamada Jinsiga ah

baddel caadooyinka xun xun, dhiso mustaqbal wanaagsan.
Shahwo-Dabar waa barnaamij wacyi-dhis iyo soo-kabasho oo ka caawinaya qofka inuu fahmo oo joojiyo dhaqamada jinsiga ah ee dhibaatada ku noqday, uuna aqoonsado sababaha…

Original price was: $75.Current price is: $50.

Guurka

Xirfadaha Xiriirka Gogosha

Nolol guur iyo gogol wanaagsan oo ku dhisan isfaham iyo ixtiraam.
Xirfadaha Xiriirka Gogosha waa barnaamij waxbarasho oo loogu talagalay in lammaanaha lagu xoojiyo aqoonta iyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah dhisidda xiriir gogoleed oo…

Original price was: $120.Current price is: $100.

Qoyska

Ruqsadda Hogaaminta Qoyska

Aqoon, xirfad iyo haggaan. Qoys faraxsan, bulsho horumarsan.
Ruqsadda Hoggaaminta Qoyska waa barnaamij tababar oo dhamaystiran, looguna talagalay lammaanaha xaaska ah, si loogu xoojiyo aqoonta, xirfadaha iyo hababka wax-ku-oolka ah ee lagu…

Original price was: $90.Current price is: $79.

Waalidnimada

Ruqsadda Tababarka Hooyonimada

Awood u yeelo inaad koriso ubad isku kalsoon, oo mas'uul ah, oo faraxsan.
Waa Tababar dhamaystiran oo ku siinaya aqoonta, xirfadaha iyo hababka wax-ku–oolka ah ee hooyonimada, laga bilaabo fahamka hooyonimada, iyo xirfadaha shakhsiyeed ee hooyonimada, iyo…

Noloshaada Qoys u Bilow Si Sax ah

Dhis guurkaaga jacayl, isfaham iyo aasaas adag.
Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay u diyaargarowga guurka, fahamka nolosha guurka, isfahanka lammaanaha, xirfadaha xiriirka, filashooyinka guurka iyo masuuliyadaha labada qof, iyo habka ay…

Original price was: $90.Current price is: $70.

Guurka

Xirfadaha Xiriirka Gogosha

Nolol guur iyo gogol wanaagsan oo ku dhisan isfaham iyo ixtiraam.
Xirfadaha Xiriirka Gogosha waa barnaamij waxbarasho oo loogu talagalay in lammaanaha lagu xoojiyo aqoonta iyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah dhisidda xiriir gogoleed oo…

Original price was: $120.Current price is: $100.

Guurka

Noloshaada Qoys u Bilow Si Sax ah

Dhis guurkaaga jacayl, isfaham iyo aasaas adag.
Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay u diyaargarowga guurka, fahamka nolosha guurka, isfahanka lammaanaha, xirfadaha xiriirka, filashooyinka guurka iyo masuuliyadaha labada qof, iyo habka ay…

Original price was: $90.Current price is: $70.

Qoyska

Ruqsadda Hogaaminta Qoyska

Aqoon, xirfad iyo haggaan. Qoys faraxsan, bulsho horumarsan.
Ruqsadda Hoggaaminta Qoyska waa barnaamij tababar oo dhamaystiran, looguna talagalay lammaanaha xaaska ah, si loogu xoojiyo aqoonta, xirfadaha iyo hababka wax-ku-oolka ah ee lagu…

Original price was: $90.Current price is: $79.

Waalidnimada

Ruqsadda Tababarka Hooyonimada

Awood u yeelo inaad koriso ubad isku kalsoon, oo mas'uul ah, oo faraxsan.
Waa Tababar dhamaystiran oo ku siinaya aqoonta, xirfadaha iyo hababka wax-ku–oolka ah ee hooyonimada, laga bilaabo fahamka hooyonimada, iyo xirfadaha shakhsiyeed ee hooyonimada, iyo…

Original price was: $120.Current price is: $100.

Soo-kabashada

Ka Soo Kabashada Furiinka

Bogsasho, dib-u-dhis iyo mustaqbal cusub.
Kasoo kabashada furiinka waa Tababar iyo Latalin wada jira, kaas oo loogu talogalay hablaha soo maray furiinka, si…

Original price was: $90.Current price is: $70.

Ma hubtid tababarka kuu haboon?

Not sure which course is right for you?

Halkan waxaan kugu soo dhaweynaynaa su’aalahaaga oo kaa caawin doona inaad doorato tababarka kuu habboon.