QOYSKEENNA ACADEMY

Dhisidda Qoys Faraxsan iyo Horumarinta Nolosha Aadanaha

Building Happy Families and Improving Human Life

Qoyskeenna Academy waa xarun xirfadeed oo ka shaqaysa horumarinta qoyska, tababarka iyo la-talinta. Waxaan bixinnaa tababarro, la-talin iyo wacyigelin ku dhisan qiyamka Islaamka, aqoonta cilmi-nafsiga iyo waayo-aragnimo wax-ku-ool ah.

Ku Saabsan

Ku Saabsan Qoyskeenna Academy

About Qoyskeenna Academy

Qoyskeenna Academy waa xarun xirfadeed oo u taagan horumarinta qofka iyo qoyska, iyadoo bixisa tababarro, la-talin, waxbarasho iyo wacyigelin bulsho. Waxaan ka shaqaynaa dhisidda guur caafimaad qaba, xoojinta xiriirka lammaanaha, horumarinta xirfadaha waalidnimada iyo maaraynta dhibaatooyinka qoyska.

Tababarrada

Tababarradeenna

Our Training Programmes

Koorsooyin la duubay oo lagu dhisayo guur, waalidnimo iyo shakhsiyad caafimaad qabta.

Soo-kabashada

Ka Soo Kabashada Furiinka

Bogsasho, dib-u-dhis iyo mustaqbal cusub.
Kasoo kabashada furiinka waa Tababar iyo Latalin wada jira, kaas oo loogu talogalay hablaha soo maray furiinka, si…

Original price was: $90.Current price is: $70.

Horumarinta Qofka

Shahwo-Dabar: Ka Xorow Dhaqamada Jinsiga ah

Nolol nadiif ah, mustaqbal wanaagsan.
Shahwo-Dabar waa barnaamij wacyi-dhis iyo soo-kabasho oo ka caawinaya qofka inuu fahmo oo joojiyo dhaqamada jinsiga ah ee dhibaatada ku noqday, uuna aqoonsado sababaha…

Original price was: $75.Current price is: $50.

Guurka

Xirfadaha Xiriirka Gogosha

Nolol guur iyo gogol wanaagsan oo ku dhisan isfaham iyo ixtiraam.
Xirfadaha Xiriirka Gogosha waa barnaamij waxbarasho oo loogu talagalay in lammaanaha lagu xoojiyo aqoonta iyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah dhisidda xiriir gogoleed oo…

Original price was: $120.Current price is: $100.

La-talinta

Adeegyada La-talinta

Counselling Services

La-talinta Qoyska

Family Counselling

La-talinta Guurka ka Hor

Premarital Counselling

La-talinta Waalidnimada

Parenting Counselling

La-talinta Shakhsiga

Personal Coaching

La-talinta Furiinka iyo Kala-tagga

Divorce and Separation Counselling

La-talinta Ka-soo-kabashada Furiinka

Divorce Recovery Counselling

La-talinta Xiriirka Gogosha

Marital Intimacy Counselling

Sababta

Maxaad Qoyskeenna u Dooranaysaa?

Why Choose Qoyskeenna?

Waayo-aragnimo dheer

16 years of experience in family development

Qiyamka Islaamka

Grounded in Islamic values

Aqoonta cilmi-nafsiga

Backed by psychological knowledge

Qarsoodi buuxa

Full confidentiality

Hab wax-ku-ool ah

A practical approach

Fahamka dhaqanka Soomaalida

Somali cultural understanding

Habka

Sidee u Shaqeeyaa?

How It Works

1. Dooro tababar ama adeeg

Choose a course or service

2. Samee lacag-bixinta ama qabso ballan

Make the transfer or book a session

3. Sug xaqiijinta

Wait for confirmation

4. Bilow waxbarashada

Start learning

Markhaatiyaal

Maxay Macaamiishu Naga Yiraahdeen?

What Our Clients Say

Waxaan ka gudbay ismaandhaaf aniga iyo xaaskeyga naga haystay dhinaca isfahanka nolosha. Kadib markii aan qaadanay barnaamijka Noloshaada Qoys u Bilow Si Sax ah, waxaa isbeddelay fikirka aan ka qabay qoyska, maantana waxaan ku nool nahay nolol isfaham iyo farxad leh.

Abu Jama
Somalia

Waxaa iga burburay qoyskaygii anigoo hooyo ah. Waxaan fursad u helay inaan ka qayb galo barnaamijka Ka Soo Kabashada Furiinka, maalintaas kadib noloshaydii way isbeddeshay. Maanta waxaan ahay qof ku nool farxad iyo raynrayn.

Umu Fadumo
Somalia

Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo muddo dheer la tacaalayay siigaysiga. Waxaan goostay inaan joojiyo dhaqankaas, waxaana fursad wanaagsan ahayd inaan helo barnaamijka Shahwo-Dabar. Qaadashada casharrada ayaa indhaha ii furay.

Abdi
Somalia

Waxaan helay barnaamijka Ruqsadda Hooyonimada, kaas oo beddelay aragtidii aan hooyonimada iyo qoyska ka haystay. Maanta waxaan ku faraxsanahay inaan yoolashaydii qaarkood gaadhay, Alxamdulillaah.

Umu Saara
Somalia
Bilaash

Agab Bilaash ah

Free Resources

Soo deji hagayaal, liisas hubin iyo agab kale oo bilaash ah oo kaa caawinaya wada-hadalka qoyska, qorshaynta guurka iyo korinta caruurta.

Maqaallada

Maqaallada Ugu Dambeeyay

Latest Articles
Guurka

12 Agoosto 2026

Isfahanka lammaanaha ma aha wax iska yimaada, waa xirfad la barto. Halkan waxaan kaga hadlaynaa afar tallaabo oo maalinle ah oo xoojiya wada-hadalka.

Waalidnimada

3 Agoosto 2026

Caruurtu waxay u baahan yihiin jacayl iyo xuduud isku mar. Sida loo isku dheelitiro naxariista iyo edbinta iyadoo aan la jabin kalsoonida ilmaha.

Horumarinta Qofka

24 Luulyo 2026

Culeyska nafsiga ee dhallinyarada badanaa waa la qariyaa. Waxaan eegaynaa calaamadaha iyo habka caafimaadka ah ee looga hadlo.

Ku Biir Bulshadeenna

Join Our Community

Hel wargelin ku saabsan tababarro cusub, agab bilaash ah iyo talooyin qoys oo toos ah.

Bilow Horumarkaaga Maanta

Start Your Development Today

Tallaabo yar maanta ayaa beddeli karta noloshaada iyo qoyskaaga berri.